Hogaamiyaha Iran oo Twitterka dhigay Sawir Hadal heyn badan abuuray oo ka dhan ah Trump

Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Dalka Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa ciwaanka uu ku leeyahay barta Twitterka soo dhigay sawir uu si dadban ugu baaqayo in la dilo Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump. Ciwaanka Twitterka uu leeyahay Ayatollah ayaa lasoo dhigay  wax u muuqda codsi lagu doonayo in la weeraro Donald Trump, si looga … Continue reading Hogaamiyaha Iran oo Twitterka dhigay Sawir Hadal heyn badan abuuray oo ka dhan ah Trump